Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh oo su’aalo kaga jawaabayay shacab Soomaaliyeed oo dood ka qaybgalayay ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in awoodda dalka ay gacanta ugu jirto urur gaar ah, wuxuuna sheegay inuusan ka mid ahayd urur ka mid ah ururrada islaamig... More »
Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Somalia ee wax ka saxiixay mooshinka madaxweynaha laga keenay ayaa sharci-darro ku tilmaamay waddada ay u dowladdu doonayso inay u marto dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabee... More »
Iyadoo xalay ay ku dhacday deegaanka Carbiska oo ku dhow degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose, iyadoo diyaarada uu soo gaaray burbur xooggan oo dhan walba leh. Diyaaraddan oo nooceedu ahaa Airbus 300 ayaa u dhacday sababo la xiriira shidaalka oo ka dha... More »
Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa shirkii looga hadlayay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Somalia oo ka furmay Muqdisho, iyadoo ay hadallo kala duwan ka jeediyeen 12-xildhibaan oo ka qayb-galay shirka kuwaas oo ka mid ahaa xildhibaannadii saxiixay... More »
Golaha wasiirada Somalia ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho kaga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen siyaasada dowladda Somalia ee naafada Qaranka, qorshaha horumarinta dalxiiska dalka oo ay soo gudbisay wasaaradda warfaafinta iyo dalxiiska iyo qodobo kale... More »