Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta heshiis ku kala saxiixday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul-goboleedyada kala ah; Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur-galbeed, kaasoo ahaa is-faham siyaasadeed ku wajahan in laga wada faa’iideysto kheyraadka d... More »
Madaxweynaha waddanka Suuriya Bashar Al-Assad ayaa booqasho aan horay loo shaacin ku tagay magaalada Moscow ee caasimada Ruushka, isagoo kala hadlaya madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin hawl-gallada millateri ee ka dhanka ah mucaaradka Suuriya iyo xaaladaha s... More »
AXMED Xuseen oo u tartamayay xisbiga Liberal ayaa noqonaya muwaadinkii ugu horreeyay oo Soomaaliyeed oo ku guuleysta taariikhda doorashooyinka baarlamaanka dalka Canada, iyadoo laga soo doortay xaafadda York South-Weston ee magaalada Toronto. Axmed ayaa ka adk... More »
Madaxweynaha Jubbaland, Sh. Axmed Maxamed Islaam (Sh. Axmed Madoobe) ayaa shirka wadatashiga ee Muqdisho ka sheegay in loo baahan yahay in lala xisaabtamo Beesha Caalamka, shaqada la qabanayana ay noqoto mid ay Soomaalidu leeyihiin. Sh. Axmed Madoobe ayaa shee... More »
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbaddii uu maanta ka jeediyay furitaanka kulanka wada-tashiga doorashooyinka Somalia ee 2016-ka ayuu ku sheegay in madashan ay tahay mid ay shacabka Soomaaliyeed leedahay, ayna ku matalayaan xubnaha shirka ka... More »
Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan golayaasha maamulka Puntland ayaa maanta ka anbabaxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, iyagoo ku sii jeeda magaalada Muqisho. “Waxaan aniga iyo madaxda ila socotoba aan u tagaynaa... More »
Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumada Somalia, Cismaan Libaax Ibraahim ayaa maanta kormeerka ku tagay dhisamayaasha African Village oo ku yaalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir, isagoo kulammo la qaatay guddi ay iska soo xulee... More »
Waxaa maalmahaan booqasho hawleed ku jooga jasiiradaha Bajun Islands , wafdi ballaran o u hoggaminaayo Suldan DILI MAHADI DILI. Booqashada waxay ku saabsan tahay bogaadin iyo wacyigelin shacbiga soomaaliyeed o ku dhaqan jasiiradaha iyo deegannada la xiriira. More »
Wasiirka Amniga Qaranka Somalia, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa xaqiijiyay in shaqaalihii diyaaraddii dhawaan ku dhacday duleedka degmada Afgooye ee raashinka u wadday AMISOM aan la xirin oo ay deggen yihiin mid ka mid ah hoteellada Muqdisho iyagoo xor ah. Shaqaa... More »