AF-SOOMAALI

Wasi­irkii Waxbarashada Jub­ba­land oo geeriy­oo­day


Wasi­irkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacli­inta sare ee Jub­ba­land Macalin Max­amed Ibraahim Max­a­m­uud ayaa fi­id­ni­mada xalay ku geeriy­oo­day is­bitaal ku yaalla dalka Hindiya

Marx­u­umka ayaa muddo 4 bilood la badan ugu maq­naa dalka­asi, wax­aana xaafadi­isa caafi­maad ay ahayd mid ka­soo reeyneeysa, balse xalay ayuu fi­id­kii ku geeriy­oo­day Isla is­bitalkii lagu dawey­nayay.

Madaxway­naha Jub­ba­land, ku-xigeen­nadi­isa, labada gole ee Jub­ba­land ayaa waxay tacsi ti­iraanyo leh u di­reen qoyskii iyo ehel­ladii uu ka baxay marx­u­umka, sha­cabka Jub­ba­land iyo guud ahaan um­mada Soomaaliy­eed geerida ku timid wasi­irka. Macal­lim Max­amed Ibraahim ayaa kamid ah ma­su­uliyi­inta ugu saameynta badan Jub­ba­land,

Is­a­goo saaxiib dhow la ahaa Madaxwey­naha Jub­ba­land oo ay ka wada tir­sanaan jireen dhaqd­haqaaqii Raaskaam­booni oo markii u dan­beeysay inta aan la dhisin Jub­ba­land uu gu­doomiye ka no­q­day AUN Wasi­irka geeriy­oo­day.