GLOBAL NEWS

Taalooyinka taari­ikhiga


Taalooyinka taari­ikhiga waxa lagu arki kara xeebta dheer u dhex­eysa Kisi­mayo ila Ras Kiyam­boni iyo jasi­iradaha , hase ahaate kuwa xeebta waxa ku yimid bubur ay dadka u geesteen . Kuwa ku yaala jasi­iradaha qaarkood wey ka bad­baadeen bur­burka . Taalooyinkaan waxay isugu ji­raan masaa­jido qadimi ah iyo qabu­u­raha lo yaqaan “Pil­lar Tombs”.