Obama withdraws nomination of US ambassador to Somalia Published 11y ago - Bajuni President Barack Obama’s pick to be the first American ambassador to Somalia in nearly 25 years has withdrawn her nomination, the White House told lawmakers on Monday, an unexpected suspension in U.S. plans to deepen ties with the African nation plagued by vio... More »
Golaha Wasiirada oo magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Asluubta Published 11y ago - Bajuni Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Asluubta, iyadoo tallaabadan ay qeyb ka tahay is bedel guud oo lagu sameynayo Hogaanka Ciidamada. Kulanka Golaha Wasiirada oo uu sh... More »
Shir ku saabsan dooroshooyinka sanadka 2016 oo maanta ka furmaya magaalada Garowe Published 11y ago - Bajuni Shirka looga hadlayo Hiigsiga sanadka 2016 ayaa maanta waxaa uu magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ugaga furmayaa Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda dowlad goboleedyada, iyadoo shirkan uu daba socdo shirkii bishii Febraayo ka dhacay Mu... More »
XOG “Maxay tahay Lacagta loo qaybiyey Baarlamaanka Jubbaland +Axmed Madoobe oo War Cusub u Sheegay Xubnahan Published 11y ago - Bajuni Apr 22, 2015 – Aragtiyood Magaalada Kismaayo waxaa maalintii shalay Xubnahan Baarlamaanka lagu shiriyey Xarunta Madaxtooyad Kismaayo, oo ah halkii lagu magacaabay,laguna dhaariyey,wuxuuna ahaa kulan uu si gaar ah, Axmed Madoobe ugu casuunaayeen Xubnahan ,iyado... More »
Beesha Caalamka oo si Wadajir ah u soo dhaweysay dhisida Golaha Baarlamaanka Jubbaland Published 11y ago - Bajuni Khamiis, Abriil 23, 2015 (HOL) — Qaramada Midoobay, IGAD, Midowga Yurub, howl-alka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Maraykanka iyo Britain ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay dhisidda baarlamaan goboleedka Jubba. Beeha Caalamka ayaa ku baaqeen in wada-xaa... More »
Guddoonka Baarlamaanka oo lagu eedeeyay ku xadgudubka Dastuurka & Xeerarka Baarlamanka Published 11y ago - Bajuni Arbaco, Abriil 22, 2015 — Guddoomiyaha gudiga arrimaha dibadda ee barlamaanka Somalia, Xildhibaan C/Qaadir Cosoble Cali ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari iyo ku xigeennadiisa inay ku xad-gudubeen xeer-hoosaadyada ... More »
Xukuumadda Mareykanka oo Hoggaanka Al-shabaab ku dartay liiska xubnaha Argagaxisada ah Published 11y ago - Bajuni Talaado, Abriil 21, 2015 (HOL) — Dowladda Mareykanka ayaa manta shaacisay inay ku dartay liiska kooxaha argagaxisada ah laba hoggaamiye oo Al-shabaab ka tirsan, kuwaasoo kala ah hoggaamiyaha kooxda, Axmed Diiriye iyo Mahad Karate, kaddib weerarkii ay Al-shabaa... More »
taalooyin taariikhi Published 11y ago - Bajuni Pillar Tombs waxaa lagu duugi jiray wadaddada waweyn wa mowlac. More »
Taalooyinka taariikhiga Published 11y ago - Bajuni Taalooyinka taariikhiga waxa lagu arki kara xeebta dheer u dhexeysa Kisimayo ila Ras Kiyamboni iyo jasiiradaha , hase ahaate kuwa xeebta waxa ku yimid bubur ay dadka u geesteen . Kuwa ku yaala jasiiradaha qaarkood wey ka badbaadeen burburka . Taalooyinkaan wax... More »
talloyin taariikhi ah Published 11y ago - Bajuni Waxa jasiiradaha iyo xeebaha ka so horjeeda ku yaaliin goobo taariikhi ah o lo yaqaan “pillar tombs”. Nasiib xumo qaarkood wa la burburiyay. More »
images of Koyaama island Published 11y ago - Bajuni Wa muqaal ku saabsan goobo ka tirsan xeebaha Koyaama island gaar ahaan dhinaca tuulada Gedeeni o ka so horjedda xeebta . More »
koyaama island Published 11y ago - Bajuni Koyaama wa jasiiradda ugu weyn jasiiradaha baajuunta waxayna Kisimayu u jirta ila 60km. Jasiiradda Koyaama waxay ka kooban tahay laba tuulo o kala ah : Gedeeni ama Koyaama iyo tuulada Koyamaani . More »