AF-SOOMAALI

Mashaariicda horumarineed e Jasiiradaha Bajun


Wasiir kuxigeenka wasaaradda Kheyraadka Badda Mudane Cumar Xasan Obo aya kala qaybgalay odeydhaqamedyada Jasiiradaha Bajun , hirgelinta mashaariic horumarineed o isugu jira : t dowmaha ku so xirtaan , dugsi iyo kwa kale o dhammantood laga hirgeliyay jasiiradda Chowaaye (Tuwayi) iyo Koyama.