GLOBAL NEWS

Ma­g­a­al­ada Kud­haay


Kud­hay wa ma­g­a­alo xeebta saaran ka so hor­jeedka jasi­iradda Chu­ula. Waxay ku taala goob lo adeegsado dhis­maha maraaki­ibta yacni doom­aha kuwa waaweyn iyo yaryar intaba. San­nadihi 1970-1975 Dawladdi Ka­caanka waxay si qasab ah bara­ki­cisay sha­cabki deg­ganaa jasi­iradaha , iyadoo isla markaas bur­burisay gurya­hooda , qal­abki ay ku shaqeysan jireen iyo han­ti­dooda .wax­ayna isugu keen­tay Kud­haay.

Wax­aan ka maqalna idaa­cadaha tan ras­miga e dawladda iyo web­satyada guud ahaan “Jasi­iradda Kudha”. Qo­raalkaan wax­aan war­baahinta ras­miga iyo dadka web­satyada wax ku qora , in marka hore ma­g­aca saxa ah wa KUD­HAAY e ma aha “KUDHA” jasi­iradna ma aha e wa ma­g­a­alo xeebta saaran.