AF-SOOMAALI

Madaxweyni­hii 41aad ee Mareykanka oo geeriy­oo­day


Madaxweyni­hii 41 aad ee dalka Mareykanka George HW Bush ayaa ku geeriy­ooda da’da 94 sano.

Busha ayaa geeriy­oo­day saa­cadu markey aheyd 22:10 waqtiga Mareykanka Jim­ci­hii oo ku bee­gan (04:10 GMT Sab­tidii Maanta) sida ay sheegeen xubno ka tir­san Qoyski­isa.

Waxaa uu dalka Mareykanka madaxweyne ka soo ahaa in­tii u dhax­eysa sanad­kii 1983 – 1993dii wax­aana mas’uul ka tir­san Mareykanku sheegeen in si­weyn looga xu­maa­day geeridi­isa.

Bush ayaa siyaasada soo galay san­nad­kii 1964 ka dib markii uu bi­laabay ganac­siga sali­ida ee Texan ,is­aga oo 40 sano jir ah ayuu No­q­day taa­jir.