AF-SOOMAALI

Madaxwey­naha Jub­ba­land oo qaa­bi­lay Nick­los Kay


Madaxwey­naha Dowlada Jub­ba­land Sayid: Axmed Max­amed Is­laam waxaa uu maanta qas­riga Madax­tooy­ada ku­lan kula qaatay Waki­ilka Xog-hayaha Guud ee Qara­mada Mi­doobay u qaa­bil­san Soomaaliya Niko­las Kay oo goor hore oo saaka ah soo gaad­hay Ma­g­a­al­ada Kismaayo ee Caasi­mada KMG ah ee Dowlada Jub­ba­land.

Ku­lankan oo Ahaa Mid gaar ah ayaa waxaa labada Ma­suul ay kaga wada hadleen Khi­laafka ka dhex taa­gan Dowlada Jub­ba­land iyo Dowlada Fed­er­aalka ah wax­aana la isku af­gar­tay in Bisha July ee soo so­cota la isugu Yi­maado Shir gaar ah oo ay yee­lanayaan Madaxda Dowlad Gob­oleedyada iyo Madaxda Dowlada Fed­er­aalka ah inkasto laga yaabo in ka­hor shirka Xa­mar uu Madaxwey­naha Dowlada Fed­er­aalka ah uu Yi­maado Ma­g­a­al­ada Kismaayo.

Hoos ka Daawo Sawirada.

IMG_0585 IMG_0601 IMG_0541