GLOBAL NEWS

Maal­inta Ci­idanka Xoogga Dalka Oo Maanta Loo Dabaal De­gayo


Waxaa ma­g­a­al­ada Muqdisho iyo ma­g­a­alooyin kale oo dalka ku yaalla loga dab­baal de­gayaa manta 55 gu­u­radii ka­soo wa­reeg­tay aasaaska ci­idanka xoogga dalka Soomaaliya. Mu­naasabado lagu weyney­nayo maal­in­taan ayaa waxa ay ka bil­laab­meen dhowr xarumeed oo ma­g­a­al­ada Muqdisho ku yaalla iyada oo la fi­layo in ay ka qeyb galaan madaxda dalka ugu sareysa.

Am­maanka ayaa si aad ah loo ad­keeyay iyadoo la ci­idamo mi­latari ah oo aad u fee­jian lagu diyaariyay wad­dooyinka iyo is­goysyada muhi­imka ah. Xarunta wasaaradda Gaashaand­higga ayaa ah halka cmu­naasabadda ugu bal­laaran lagu qa­ban doono, iyada oo ci­idamadu ay gaadda ka ciyaar halka­aasi