AF-SOOMAALI

Liiska Golaha Wasiirada Puntland oo goordhaw lagu dhawaaqay


Madaxwaynaha Puntland ayaa goordhaw ku dhawaaqay golihiisa wasiirada kadib markii xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ay kalsoonida kala laabteen wasiiradii hore oo lagu eedeeyay maamul xumo iyo wax qabad la’aan.

Wasiiradan cusub uu maanta ku dhawaaqay Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa inta badan waxa ka dhaxmuuqda wasiiradii hore ee kalsoonida Baarlamaanka waayay ,kuwaa oo mar kale ku jira Wasiiradan cusub.

Halkan ka Akhriso Liiska Wasiirada Cusub ee Puntland:

1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta
2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
3. Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR
4. Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada
5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir Caalamiga ah
6. Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka
7. Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta
8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka
9. C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta
10. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland
11. Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada
12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka
13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada
14. Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
15. Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
16. Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
17 .Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka
18. Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda
19. Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga
20. Cabdiraxman Sh. Axmed Wasiirka Shaqada Shaqalaha iyo Ciyaaraha

Wasiiru Dowlayaasha:-

21-Cabdirashiid Cali Geele –Wasiiru Dowlaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha

22-Axmed Cilmi Cawaale – Wasiiru Dowlaha Wasaarada Qorsheynta .

23-Burhaan Cilmi Xirsi- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah.

24-Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan , Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo xiriirka Gobolada

25-Axmed Saciid Cabdiraxmaan – Wasiiru Dowlaha Wasaarada Dekaddaha

26-Sayid Cumar Guuleed- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka

27-Cabdiqani Geelle Maxamed– Wasiiru Dowlaha Duulista Hawada iyo Garoomada

28-Cali Yuusuf Cabdi Giir- Wasiiru Dowlaha Wasaarada arrimaha gudaha

29-Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Kalluumaysiga iyo Kheyraadka badda

30-Cabdiweli Maxamed Yuusuf- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Amniga iyo DDR-ta

31-Cabdifataax Nuur Axmed Ashkir- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Warfaafinta

32-Maxamuud Faarax Beeldaaje- Wasiiur Dowlaha Wasaarada Maaliyada

33-Yaasiin Cabdi Seed – Wasiiru Dowlaha Wasaarada Waxbarashada

Wasiir Ku xigeenada:-

34-Cabdifataax Xasan Xuseen Walloore- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada

35-Cabdulaahi Xaashi Qoob-deero- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha

36-Cabdicasiis Maxamed Aaden- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga

37-Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan – Wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyadda

38-Saciid Faarax Maxamuud- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah

39-Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil- Wasiir ku xigeenka wasaarada Dastuurka iyo arrimaha federaalka

40-Dr. Maxamed Cali Faarax- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada

41-Dr Faarax Maxamed Warsame- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka

42-Faarax Cali Cabdi -Wasiir ku xigeenka wasaarada Howlaha Guud iyo Gaadiidka

43-Cabdirsaaq Nuur Cumar- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda

44-Sucaad Saalax Nuur- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada

45-Faa’iso Cali Ismaaciil-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo arrimaha qoyska.

46-Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta

47-Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha

48-Dr Nuur Axmed Yuusuf – Wasiir ku xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha.

49-Saciido Xuseen Cali Gees- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka

50-Maxamuud Ciise Xaaji Maxamed –Wasiir ku xigeenka Wasaarada Deegaanka

51-Maxamuud Maxamed Gabax- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga iyo kheyraadka badda

52-Cabdirisaaq Shire Ismaaciil- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Shaqada, Shaqaalaha, dhallinyarada iyo sports-ka

53-Maxamed Jibriil Caateeye- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyadda