HISTORY

koy­aama is­land


Koy­aama wa jasi­iradda ugu weyn jasi­iradaha baa­ju­unta wax­ayna Kisi­mayu u jirta ila 60km. Jasi­iradda Koy­aama waxay ka kooban tahay laba tu­ulo o kala ah : Gedeeni ama Koy­aama iyo tu­u­lada Koya­maani .