GLOBAL NEWS

Qeyb­siga Xild­hibaanada Juba­land iyo Tirada Guud


waxey isla gar­teen dhamaan odayaasha iyo cuqaasha iyo wax garadka bee­laha daga gob­o­ladaan in ay sidaan u soo xu­laan xild­hibaanada matali doona dee­gaanada jubalan

 

waxaana loo kheebiyay sidaan

Beesha Qeybaheeda Degaankeeda Wadarta Degmooyinka
Beesha Shanaad
  1. 1. Baajuun
Kismayo iyo Jasiiradaha 2
  1. 2. Jareer Weyne-Mushunguli
Jamame, Jilib, Kumsuma, Dujuma, Marerey 5
  1. 3. Ajuuraan
Baardheere, Saakow, Bu’aale, Kismaayo 4
  1. 4. Carab Soomaali
Kismaayo, Buulo Gaduud, Baardheere 3
Daarood
  1. 1.Mareexaan-ka Gedo
Garbahaarey, Buur-Dhuubo, Buulo Xaawa, Luuq, Kismaayo 5
  1. 2.Ogaadeen-ka
Afmadow, Badhaadhe, Kismaayo, Baardhere, Bu’aale, Qooqaani 6
  1. Majertein
Kismaayo 1
  1. 4. Bartire
Badhaadhe, Bilis Qooqani 2
  1. 5. Awr-male
Kismaayo,Bilis Qooqani 2
DigilMirifle(Rahanwein)
  1. 1. Gasaar Gude
Luuq, Buulo Xaawa, Dolow 3
  1. 2.Goobaweyn
Luuq, Buulo Xaawa, Dolow 3
  1. 3. Moalin Weyne
Luuq, Baardheere,Sakow,Bu’aale 4
  1. 4. Geelidle
Baardheere, Saakow, Jilib, Bu’aale 3
  1. 5. Eelay
Baardheere, Saakow, Bu’aale, Dujuuma 4
  1. 6. Yantaar
Baardheere, Saakow, Bu’aale, Jilib, Kismaayo 5
  1. 7. Hubeer
Baardheere, Saakow, Jilib, Kismaayo 4
  1. 8. Luway
Baardheere, Saakow 2
  1. 9. Gare
Ceel Waaq, Saakow, Bu’aale, Jilib, Kismaayo 5
10. Tuni Sakow, Jilib, Jamaame, Kismaayo 4
11. Jiido Dujuuma, Saakow, Bu’aale 3
12. Hariin Baardheere, Bu’aale, Sakow 3
13. Leysaan Luuq,Baardheere, Saakow, Buulo Xaawo 4
14. Boqol Hore Dolow, Baardheere, Saakow, Dujuuma 4
15. Jiroon Dolow, Luuq, Baardheere 3
16. Reer Dumaal Dolow, Luuq 2
17. Dabarre Baardheere, Saakow, Bu’aale,Kismaayo 4
18. Waanjaal Dolow, Baardheere, Kismaayo 3
Dir
  1. 1. Biyo-maal
Jamaame, Jilib, Kismaayo 3
  1. 2. Gaadsan
Dolow, Buulo Xaawa, Luuq 3
Hawiye
  1. 1. Hiraab
Bu’aale, Jilib, Kismaayo 3
  1. 2.Sheekhaal
Kismaayo, Jamaame, Jilib 3
  1. 3. Gaal-jecel
Kismaayo, Bu’aale, Jilib 3

dadaal dheer kadib aya waxa u suura gashay bee­sha baa­juun in aay ka helaan lawo kursi

sida uu noo xakhi­ijiyay sul­daanka bee­sha baa­juun di­ili ma­haadi di­ili iyo afhay­eenka bee­sha cali mahdi

Gob­o­ladan waa kuwo in­tii 1960 ka bi­laa­batay ay Soomaali kale oo badan soo deg­tay kuwana waa laga bara ki­ciyey in­tii 1991 ka dan­bey­sey. Hase ahaa­tee inta mi­iska sare ku taxan waa in­tii asal ahaan u de­ganeyd. Degmo walba waxa ay ka kooban tahay: miyi, bu­ulo/​tu­ulo iyo ma­g­a­alo oo beledka uun ha fi­irinin.

Waqti 22 sano ka badan ayey Soomaali kala ri­ix­aney­sey dhulkan iyaga oo ma­g­a­cyo jab­hado iyo ma­g­a­cyo kooxo di­imeedyo kala shee­ganaya qabiil ke­liyana wuu ku gu­u­leysan waayey inuu xoog ku hanto si kasta oo uu dadka u baraciyey. Wax­aase kuwa dadka de­gaanka waxy­eeleeyey ugu daran kuwa ka yimid meelo kale oo ka baxsan gob­o­ladaan sida jubada dhexe jubada hoose iyo gedo wax­aan u ra­je­neena dadka asal ahaan de­gen inay helaan cadaalad waarta aan ku dhis­neen xoog iyo makhu­unsi dad kale xak­hooda usan shee­gan