GLOBAL NEWS

Kenya oo darbi ka dhisaysa xadka Soomaaliya


BBC

Dawladda Kenya ayaa ku dhawaaq­day qor­she ay darbi uga dhisayso xadka ay la wadaagto Soomaaliya.

Wasi­irka am­maanka gu­daha Joseph Nkaisery, ayaa shee­gay in ar­rin­taasi ay ka hortagi doonto weer­arada al-shabaab.

Waxa uu shee­gay in dhis­muhu uu bi­laa­ban doono todobaadka soo socda la­gana dhisi doono inta u dhax­aysa Mand­heera iyo ma­g­a­al­ada Bal­adx­aawo ee dalka Soomaaliya.

Waxaa jira walaac laga qabo in dar­bigaasi uu­san am­maanka waxba ka taraynin isla markaasna uu si xun u saa­mayn doono ganac­siga