AF-SOOMAALI

Ham­ba­lyo Hon. Saqar Ibrahim Ab­dalla


Wax­aan halkaan ham­ba­lyo uga soo gud­biney­naa wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha Dowlada Fed­er­alka ee Soomaaliya mu­dane Saqar Ibrahim Ab­dalla, iyo xilka cusub ee loo dhi­ibay.

Jaaliyada Ba­jun ee ku nool wadanka UK oo dhamaan­tood si waada jir u taageer­aya xilka cusub ee loo dhi­ibay mu­dane Saqar isa markaana uu duceenaya in xilki­isa ilaah u fududeeyo yo wax qabad toosan