GLOBAL NEWS

Dhageeso: wareesi aan la yeelanay afhayeenka beesha baajuun


Wareesi aan la yeelannay afhayeenka beesha baajuun (En Cali mahdi) oo ku sugan dalka iswiidhan aya inooga war bixiyay guud ahaan xaalada jubooyinka iyo gaar ahaan beesha baajuun asagoona oogu baakhay dhamaan inta ay khuseeso arimaha jubooyinka inay fila gaar ah ay u lahadaan beesha baajuun madama ay ka mid tahay dadka degaanka asalka u ah waxuuna sheegay in ay doowlada jubaland iyo dowlada dhexe iyo igad iyo un ka ay indhaha ku hayaan madama ay beshaan in muda ahba ay dulmaneed waxa uuna ka codsaday in lala sha kheeyo suldaanka beesha baajuun diili mahaadi diili iyo waxgaradka ka jooga magaalada kismaayo si ay u helaan xakhuukh dooda waxa kaloo uu baakh u diray dhamaan khurba joogta beesha baajuun inay yimadaan dalka ay wax ka khabtaan ayna ka kheeb khaataan hormarka degaanadooda