GLOBAL NEWS

Dhageeso: wa­reesi aan la yee­lanay afhay­eenka bee­sha baa­juun


Wa­reesi aan la yee­lan­nay afhay­eenka bee­sha baa­juun (En Cali mahdi) oo ku sugan dalka iswi­id­han aya in­ooga war bixiyay guud ahaan xaal­ada ju­booyinka iyo gaar ahaan bee­sha baa­juun asa­goona oogu baakhay dhamaan inta ay khuseeso arimaha ju­booyinka inay fila gaar ah ay u la­hadaan bee­sha baa­juun madama ay ka mid tahay dadka de­gaanka asalka u ah wax­u­una shee­gay in ay doowlada juba­land iyo dowlada dhexe iyo igad iyo un ka ay in­d­haha ku hayaan madama ay be­shaan in muda ahba ay dul­ma­need waxa uuna ka cod­sa­day in lala sha kheeyo sul­daanka bee­sha baa­juun di­ili ma­haadi di­ili iyo wax­garadka ka jooga ma­g­a­al­ada kismaayo si ay u helaan xakhuukh dooda waxa kaloo uu baakh u di­ray dhamaan khurba joogta bee­sha baa­juun inay yi­madaan dalka ay wax ka khab­taan ayna ka kheeb khaataan hor­marka de­gaanadooda