GLOBAL NEWS

Dhaar­inta xild­hiban­nada Jub­ba­land


Baar­la­maanka Juba­land ayaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay iyadoo ay haatan Hoolka shirka ay ka so­cota Dhaar­inta Mu­danayaasha Baar­la­maanka ay yee­laneyso dowlada Juba­land State . Mu­naasabada dhaar­inta xild­hibaanada ayaa si hab­samileh u so­cota, iyadoo amaanka ma­g­a­al­ada si­weyn ay u ad­keey­een Ci­idamada qal­abka sida ee dowlada Juba­land.