Shirkad laga leeyahay Dalka Shiinaha ayaa qiimeyn ku sameesay dib u dhis la doonayo in lagu sameeyo Dekada Hobyo ee kutaala Gobolka Mudug , waxaana Qorshaha dib loogu dhisayo Dekada Hobyo gacan ka geesanaya Maamulka Galmudug. Quburo ka socotay shirkad dhismaha... More »
Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay dabylo dhawaan ku dhuftay deegaanno ka tirsan Puntland, kuwaasoo khasaare hantiyeed geystay. Gaas oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal ayaa sheegay in marka hore ay ka xun... More »
Ergayga QM ee Soomaaliya, Nicholas Kay oo ka jeedinayay khudbad shir looga hadlayay arrimaha Somalia oo ka dhacay xarunta guud ee QM ee New York ayaa sheegay in Somalia ay ka gudbayso guul-darrooyinkii horay u soo maray ayna u muuqato dal soo kabanaya dhibaato... More »
Hay’adda UN-OCHA ayaa sheegtay in 90,000 qof oo Somali ah ay saameyn ku yeesheen daadad ka dhacay qaybo ka mid ah Somalia, kuwaasoo deegaannadoodii ka barakaciyay 42,000 oo qof oo ka mid ah dadkan. Roobab xooggan ayaa sannadkan ka dhacay deegaanno badan oo Koo... More »
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lugu soo dhaweynayay wasiir ku-xigeenka maaliyadda Jubbaland,Cali Maxamad Xaashi (Daqare) ayaa ka dhacday magaalada Minneapolis ee dalka Marekanka. Xafladaan ayaa soo agaasintay jaaliyada beesha Leelkase ee gobolka Minne... More »
Ciidamada amniga Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen tiro dad ah oo ay ku tuhmayaan inay ka tirsan yihiin xubnaha Al-shabaab ee ka dagaallama dhulka kaynta badan ee Boni oo ka tirsan deegaanka Lamu-Kenya. Tuhmanayaashan la qabtay ayaa waxaa ku jira laba... More »
Ra’iisal Wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arka iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay ayaa soo gunaanaday booqasho maalin ahayd oo ay ku tageen Xeryaha qoxootiga Dhadhaab ee ku yaalla gobalka Waqooyi-bari ee Kenya. Sharmar’arke ayaa safarkiisa ... More »