Kulan ay maanta magaalada Gaalkacyo ku yeesheen Wax-garad iyo ganacsato kasoo kala jeeda maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa looga dhawaaqay xabad-joojin, iyagoo sidoo kale kulankooda ka soo saaray qodobo dhowr ah oo lagu xalinayo dagaalkii shalay Gaalkacyo ... More »
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa guriga martida oo laga dhisay nawaaxiga dekedda Kismaayo waxa uu maanta ku qaabilay wakiilka qaramada midoobay ee Soomaaliya Nicklos Kay oo maanta soo gaaray magaalada Kismaayo. Nicholas Kay oo la filayo in dhaw... More »
Wafidgan ayaa ka kala socday ururada midowga yurub, Afrika, iyo urur goboleedka IGAD ayadoo ay ka mid ahaayen danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka Britain, France, Itoobiya, iyo Talyaaniga. Laba diyaarad oo siday wafdiga ayaa maanta (Talaado) soo caga ... More »
Wararka naga soo gaaray degmada Xagar ee gobolka Jubbada Hoose ee Koonfurta Somalia ayaa sheegaya in maanta uu halkaasi iska hor-imaad ku dhex-maray laba dhinac oo oo iska soo horjeeda oo ka kala tirsan Al-shabaab. Iska hor-imaadkaasi ayaa yimid sida dadka deg... More »
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa subaxnimadii hore ee saaka ku waabariisatay jawi aan daganeyn iyo xiisad u muuqata mid colaadeed, kaddib markii inta badan magaalada ay xirteen malleeshiyo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa kuwaa oo ka carre... More »
AMISOM ayaa laba maalmood ka hor tababbar ugu soo xirtay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ciidan booliis ah oo tiradoodu ahayd 200-askari, kuwaasoo ka tirsan ciidamada booliiska maamulka Koonfur-galbeed Somalia oo uu muddo saddex bilood ah tababarku u socday.... More »
The north-western boundary of Jubaland is a line drawn from the Lorian swamp, passing through the districts of Wajheir and Eil Wak, and terminating at Dolo, on the river Juba. Its south-eastern boundary is the Indian ocean. Its eastern boundary is the river Ju... More »