GLOBAL NEWS

ciyaaraha hid­daha iyo dhaqanka


Kirumbidhi wa ciyaar hid­daha iyo dhaqanka ba­juneed afka qalaad lo yaqaan steack dance. ciyaar­taan waxa ciyaaro ragga o keli ah maalmaha ci­idda iyo aroosyada.

Chakacha ciyaar­taan waxay gaar u tahay haweenka wax­aana la ciyaara aroosyada , iyadoo la la qaadaayo hees iyo dur­baan.

Lele­mama iyadane wa ciyaar u gaar ah haweenka wax­aana la ciyaara xafladaha arooska.

Kidureenge wa ciyaar hees iyo musik macaan la so­coto . Sida caadada ah kidureenge wa heesaha ay qaadan bad­maaxyada marka u shi­raa­canaayaan wad­damada fog (Khali­ijka iyo Hindiya).