Writer

Dr Munye

Biyo la’aan baahsan oo ka jirta Berbera

 - 

Magaalada Berbera ayaa waxaa ka jirta biyo la’aan baahsan gaar ahaan xaafadaha qaar. Xaafada Finland ayaa aad looga cabanayaa biyo la’aanta ayadoo ay ka mid tahay xaafadaasi qeybaha ay biyo la’aantu sida aadka ah u saamaysay. Xaafadaa yaa qasabado ama tuubiyoo... More »

Xaalada Balad Xaawo oo saaka daggan

 - 

Kadib dagaalo shalay iyo doraad ka dhacay magaalada xadka ku taala ee Balad Xaawo, magaaladu saaka waa daggan tahay. Dhowr qof ayaa ku dhintay toban kalena waa ku dhaawacmeen dagaalo halkaa ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay oo shalay ay ugu dambeysay. Dagaalka... More »