Writer

Bajuni

ciyaaraha hid­daha iyo dhaqanka

 - 

Kirumbidhi wa ciyaar hid­daha iyo dhaqanka ba­juneed afka qalaad lo yaqaan steack dance. ciyaar­taan waxa ciyaaro ragga o keli ah maalmaha ci­idda iyo aroosyada. Chakacha  ciyaar­taan waxay gaar u tahay haweenka wax­aana la ciyaara aroosyada , iyadoo la la qaadaayo ... More »

Hor­mar iyo Maal­gashi ka Bi­laab­may Kismaayo

 - 

Dhis­maha wadada dheer ee xiri­irisa ga­roonka diyaaradaha ma­g­a­al­ada Kismaayo iyo Jaa­macadda ma­g­a­al­ada Kismaayo ayaa si rasmi ah u biloow­day, iyadoo ay so­conayaan bur­burin lagu sameey­nayo laamigii hore oo is­agu ahaa mid aad u day­a­can. Howla­han dhis­maha ayaa waxaa... More »


Ma­g­a­al­ada Kud­haay

 - 

Kud­hay wa ma­g­a­alo xeebta saaran  ka so hor­jeedka jasi­iradda Chu­ula. Waxay ku taala goob lo adeegsado dhis­maha maraaki­ibta yacni doom­aha kuwa waaweyn iyo yaryar intaba. San­nadihi 1970-1975 Dawladdi Ka­caanka waxay si qasab ah bara­ki­cisay sha­cabki deg­ganaa jasiir... More »

Dhaar­inta xild­hiban­nada Jub­ba­land

 - 

Baar­la­maanka Juba­land ayaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay iyadoo ay haatan Hoolka shirka ay ka so­cota Dhaar­inta Mu­danayaasha Baar­la­maanka ay yee­laneyso dowlada Juba­land State . Mu­naasabada dhaar­inta xild­hibaanada ayaa si hab­samileh u so­cota, iyadoo amaanka... More »

Shakhsiyaadka bee­laha ba­jun

 - 

_ Md. Sharif Yusuf So­mob­wana     ….. Ex. ( wasiir K/​xigeenka  Kheyraadka badda iyo kalu­umeysiga TNG –  Md. Max­amed Sheykh Cali Oobo ….Ex xild­hibaan –  Md. Dili Ma­haadi Dili –  Md. Bakaari Cumar Cabdi …Agaasimahi qaybta af sawax­iliga e Idaa­cadda Muqdisho J.D.So... More »