Writer

Bajuni



Taalooyinka taari­ikhiga

 - 

Taalooyinka taari­ikhiga waxa lagu arki kara xeebta dheer u dhex­eysa Kisi­mayo ila Ras Kiyam­boni iyo jasi­iradaha , hase ahaate kuwa xeebta waxa ku yimid bubur ay dadka u geesteen . Kuwa ku yaala jasi­iradaha qaarkood wey ka bad­baadeen bur­burka . Taalooyinkaan wax... More »

tal­loyin taari­ikhi ah

 - 

Waxa jasi­iradaha iyo xee­baha ka so hor­jeeda ku yaaliin goobo taari­ikhi ah o lo yaqaan “pil­lar tombs”. Nasiib xumo qaarkood wa la bur­buriyay. More »

koy­aama is­land

 - 

Koy­aama wa jasi­iradda ugu weyn jasi­iradaha baa­ju­unta wax­ayna Kisi­mayu u jirta ila 60km. Jasi­iradda Koy­aama waxay ka kooban tahay laba tu­ulo o kala ah : Gedeeni ama Koy­aama iyo tu­u­lada Koya­maani . More »