GLOBAL NEWS

Maalinta Ciidanka Xoogga Dalka Oo Maanta Loo Dabaal Degayo


Waxaa magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale oo dalka ku yaalla loga dabbaal degayaa manta 55 guuradii kasoo wareegtay aasaaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Munaasabado lagu weyneynayo maalintaan ayaa waxa ay ka billaabmeen dhowr xarumeed oo magaalada Muqdisho ku yaalla iyada oo la filayo in ay ka qeyb galaan madaxda dalka ugu sareysa.

Ammaanka ayaa si aad ah loo adkeeyay iyadoo la ciidamo milatari ah oo aad u feejian lagu diyaariyay waddooyinka iyo isgoysyada muhiimka ah. Xarunta wasaaradda Gaashaandhigga ayaa ah halka cmunaasabadda ugu ballaaran lagu qaban doono, iyada oo ciidamadu ay gaadda ka ciyaar halkaaasi