GLOBAL NEWS Weerar madaafiic ah oo mar kale lagu qaaday xarunta XALANE ee Muqdisho Published 6 years ago Dr Munye6y ago Wararka aan ka heleyno aagga xanunta Xalane iyo garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa sheegay in gow dhaw ay halkaas ku soo dhaceen dhowr madfac oo la aaminsan yahay inay yihiin hoobiyeyaal. Ilo dadka deegaanka ah ayaa sheegay in illaa seddax jug ay ka maqleen xerada Xalane iyo nawaaxigeeda, waxaana loo maleynayaa in madaafiicdaas ay soo tooreen Al-Shabaab, in kastoo aysan weli jirin sheegasho rasmi ah. Al-Shabaab ayaa marar badan weerarro ay u adeegsadeen qoriga hoobiyaha waxa ay ku qaadeen xerada Xalane uu fadhi u ah hey’adaha Qaramada Midoobey iyo safaarado dhowr ah. Xaruntaas sugidda ammaankeeda waxaa gacanta ku haya ciidamada midowga Afrika ee AMISOM, balse waxay u tag la’yihiin weerarrada uga imaanaya Al-Shabaab ee loo adeegsado qoriga loo yaqaano hoobiyaha. Ad by Valueimpression Toddobaadyo ka hor dhawr hoobiye oo Al-Shabaab ay ku tureen xarunta Xalane ayaa dad rayid ah iyo xool u badnaa Geel wax yeelo badan ugu geystay xaafad ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo xaruntaas ay ku taallo. Weli ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas, sidoo kale ma jirto cid ka hadashay, lamana weli hadii uu jiro khasaare ka dhashay. Southwark: Why Is Everybody Snapping Up This New $109 Smartwatch?OshenWatch| Sponsored If You Like to Play, this Game is a Must-HaveForge of Empires – Free Online Game| Sponsored Non Slip Bath Mat – Blue£4.36 – Complete Care Shop| Sponsored If you’re over 50 – this game is a must!Vikings: Free Online Game| Sponsored Getting this treasure is impossible! Prove us wrong!Hero Wars| Sponsored The Senior Dating Site for Mature SinglesSilverSingles| Sponsored 1 Clever Trick All Computer Users Should Know (Do It Today)TotalAV| Sponsored Play this Game for 1 Minute and see why everyone is addictedDesert Order| Sponsored Handmade in Switzerland: 24 hours and only one hand. The Slow Watch helps you to live for the moment.slow-watches.com| Sponsored Mom Has No Idea Why Vacation Photo Went Viral, Then She Sees The BackgroundPost Fun| Sponsored UK’s Cheapest Home Broadband Packages Revealed, Search Best Offers NowTechStarDeals| Sponsored Brilliant Device Alleviate Headaches And Tight Neck Is Taking United Kingdom By StormHealth News Tips| Sponsored Bulshada Somaliland oo ka walaacsan hab dhaqan ay lasoo baxeen ciidamadaBulshada Somaliland oo ka walaacsan hab dhaqan ay lasoo baxeen ciidamadaCaasimada Online Dhaqtar soo arkay Kim Jong Un oo XOG xasaasi ah ka bixiyey xaaladiisa caafimaadDhaqtar soo arkay Kim Jong Un oo XOG xasaasi ah ka bixiyey xaaladiisa caafimaadCaasimada Online Sponsored by Revcontent Up Next The One Thing Windows Users Should Do Before Turning Off Their Computer Camden Millionaire Reveals How to Get Rich with Bitcoin, Without Buying Bitcoin It Should Have Never Leaked: But Know You Can Multiply Your Money Camden Gran Stuns Dermatologists: Removes Her Wrinkles with This £4 Tip People in Camden Are Becoming Rich Thanks to This Bitcoin System The Blue Pill is Doomed! Forget About ED, Do This Instead! (Easy) Doctor: Belly Fat Burning Tip Celebrities Don’t Want You to Know Rich People in Camden Want This Video Banned from the Internet! Watch Now Drink 1 Cup Before Bed, Watch Your Body Fat Melt Like Crazy! NEWS IN ENGLISH English Ethiopian troops admit they shot down African Express plane in Somalia Guuleed Baashe Muuse – May 9, 2020 Ethiopian troops have admitted that they shot down the Kenyan plane from African Express after it flew so low that they suspected Al Shabaab… Tensions erupt in Canadian city over broadcast of Muslim call to prayer May 8, 2020 On the frontline: The junior doctor at Mogadishu’s Covid call centre May 6, 2020 Coronavirus: Somalia probes Kenyan aid plane crash May 6, 2020 Farmajo, Uhuru agree to joint probe on plane crash May 5, 2020 Turkey delivers second batch of medical supplies to Somalia to fight COVID-19 May 4, 2020 WhatsApp Facebook Twitter/X Email
Wararka aan ka heleyno aagga xanunta Xalane iyo garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa sheegay in gow dhaw ay halkaas ku soo dhaceen dhowr madfac oo la aaminsan yahay inay yihiin hoobiyeyaal. Ilo dadka deegaanka ah ayaa sheegay in illaa seddax jug ay ka maqleen xerada Xalane iyo nawaaxigeeda, waxaana loo maleynayaa in madaafiicdaas ay soo tooreen Al-Shabaab, in kastoo aysan weli jirin sheegasho rasmi ah. Al-Shabaab ayaa marar badan weerarro ay u adeegsadeen qoriga hoobiyaha waxa ay ku qaadeen xerada Xalane uu fadhi u ah hey’adaha Qaramada Midoobey iyo safaarado dhowr ah. Xaruntaas sugidda ammaankeeda waxaa gacanta ku haya ciidamada midowga Afrika ee AMISOM, balse waxay u tag la’yihiin weerarrada uga imaanaya Al-Shabaab ee loo adeegsado qoriga loo yaqaano hoobiyaha. Ad by Valueimpression Toddobaadyo ka hor dhawr hoobiye oo Al-Shabaab ay ku tureen xarunta Xalane ayaa dad rayid ah iyo xool u badnaa Geel wax yeelo badan ugu geystay xaafad ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo xaruntaas ay ku taallo. Weli ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas, sidoo kale ma jirto cid ka hadashay, lamana weli hadii uu jiro khasaare ka dhashay. Southwark: Why Is Everybody Snapping Up This New $109 Smartwatch?OshenWatch| Sponsored If You Like to Play, this Game is a Must-HaveForge of Empires – Free Online Game| Sponsored Non Slip Bath Mat – Blue£4.36 – Complete Care Shop| Sponsored If you’re over 50 – this game is a must!Vikings: Free Online Game| Sponsored Getting this treasure is impossible! Prove us wrong!Hero Wars| Sponsored The Senior Dating Site for Mature SinglesSilverSingles| Sponsored 1 Clever Trick All Computer Users Should Know (Do It Today)TotalAV| Sponsored Play this Game for 1 Minute and see why everyone is addictedDesert Order| Sponsored Handmade in Switzerland: 24 hours and only one hand. The Slow Watch helps you to live for the moment.slow-watches.com| Sponsored Mom Has No Idea Why Vacation Photo Went Viral, Then She Sees The BackgroundPost Fun| Sponsored UK’s Cheapest Home Broadband Packages Revealed, Search Best Offers NowTechStarDeals| Sponsored Brilliant Device Alleviate Headaches And Tight Neck Is Taking United Kingdom By StormHealth News Tips| Sponsored Bulshada Somaliland oo ka walaacsan hab dhaqan ay lasoo baxeen ciidamadaBulshada Somaliland oo ka walaacsan hab dhaqan ay lasoo baxeen ciidamadaCaasimada Online Dhaqtar soo arkay Kim Jong Un oo XOG xasaasi ah ka bixiyey xaaladiisa caafimaadDhaqtar soo arkay Kim Jong Un oo XOG xasaasi ah ka bixiyey xaaladiisa caafimaadCaasimada Online Sponsored by Revcontent Up Next The One Thing Windows Users Should Do Before Turning Off Their Computer Camden Millionaire Reveals How to Get Rich with Bitcoin, Without Buying Bitcoin It Should Have Never Leaked: But Know You Can Multiply Your Money Camden Gran Stuns Dermatologists: Removes Her Wrinkles with This £4 Tip People in Camden Are Becoming Rich Thanks to This Bitcoin System The Blue Pill is Doomed! Forget About ED, Do This Instead! (Easy) Doctor: Belly Fat Burning Tip Celebrities Don’t Want You to Know Rich People in Camden Want This Video Banned from the Internet! Watch Now Drink 1 Cup Before Bed, Watch Your Body Fat Melt Like Crazy!