GLOBAL NEWS

Wafdiga MBELE JUB­BA­LAND o booqasho hawleed ku maraaya Ba­jun Is­lands


Waxaa maalma­haan booqasho hawleed ku jooga jasi­iradaha Ba­jun Is­lands , wafdi bal­laran o u hoggam­i­naayo Sul­dan DILI MA­HADI DILI. Booqashada waxay ku saab­san tahay bo­gaadin iyo wa­cyigelin shacbiga soomaaliy­eed o ku dhaqan jasi­iradaha iyo dee­gan­nada la xiri­ira.