GLOBAL NEWS

Sad­dex Ruux oo Ajn­abi ah oo ku Dhin­tay Qaraxii Xalay ka Dha­cay Afaafka Madax­tooy­ada So­ma­lia


Ugu dambeyn, Il­laa hadda oga in May­dadka Ajn­abiga u dhashay Poland in Dalkooda lagu celin doono si loogu aaso iyo in kale, iya­goo no­qon­aya dad­kii u hor­reeyay oo Pol­ish ah oo ku dhinta Qaraxyada ka dha­cayay Caasi­madda So­ma­lia ee San­nadi­hii u dambeeyay.

Si kastaba ha ahaa­tee, Am­niga Madax­tooy­ada So­ma­lia iyo Ha­reer­a­heeda ayaa si aad ah loo ad­keeyay Maanta, iyadoo lagu Arkayo Wad­dada Gasha Madax­tooy­ada So­ma­lia Ci­idammo fara badan oo baaris ku samey­naya gaadi­idka maraya wad­dadaas.