GLOBAL NEWS

Raisedon Zenega oo kulan la Qaatay Xubno kamid ah Golaha Wasiirada Dawlada Jubbaland


Raisedon Zenega ku xigeenka Kaaliyaha Xog-hayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Ee Arimaha soomaaliya oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa kulan la Qaatay Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Ee Dawlada Jubbaland Kulanka ayaa waxaa lagaga Hadlay sidii Golaha Xukuumada Jubbaland iyo Qaramada Midoobay ay uga Wada Shaqayn lahayeen isku dhafka Ciidamada iyo sidii loo Dhisi lahaa Tiirarka Dawladnimo Ee Jubbaland loona Xoojin lahaa Kuwa imika Jira.

IMG_0497IMG_0493IMG_0492IMG_0489IMG_0490