GLOBAL NEWS

Raise­don Zenega oo ku­lan la Qaatay Xubno kamid ah Go­laha Wasi­irada Dawlada Jub­ba­land


Raise­don Zenega ku xigeenka Kaaliyaha Xog-hayaha Guud Ee Qara­mada Mi­doobay Ee Arimaha soomaaliya oo ku sugan Ma­g­a­al­ada Kismaayo ayaa ku­lan la Qaatay Qaar kamid ah Go­laha Wasi­irada Ee Dawlada Jub­ba­land Ku­lanka ayaa waxaa la­gaga Had­lay sidii Go­laha Xuku­umada Jub­ba­land iyo Qara­mada Mi­doobay ay uga Wada Shaqayn la­hay­een isku dhafka Ci­idamada iyo sidii loo Dhisi la­haa Ti­irarka Dawlad­nimo Ee Jub­ba­land loona Xoo­jin la­haa Kuwa imika Jira.

IMG_0497IMG_0493IMG_0492IMG_0489IMG_0490