Wareegtadan oo kasoo baxday wasaaradda warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta Jubaland ayaa xilalkii looga qaaday maareeyeyaashii hore ee dekedda iyo garoonka diyaaradaha Kismaayo, ayadoo loo magacaabay Mareeyeyaal cusub.
Wareegtadan ayaa waxaa ku saxiixan wasiirka wasaaradda warfaafinta, boosatada iyo isgaarsiinta Jubaland Mudane Cabdinuur Cali Aadan.