GLOBAL NEWS

JAWAAARI oo Shaaciyay Habka loo Maarey­nayo Mooshinka ka dhanka ah Madaxwey­naha DF


Gud­doomiyaha Baar­la­maanka Soomaaliya Max­amed Sh. Cus­maan Jawaari ayaa Go’aan ka­soo saaray Habka loo marayo Maareynta Mooshinka ka dhanka ah Madaxwey­naha So­ma­lia.

Jawaari ayaa shee­gay inuu adeegsanayo Qodobo kala duwan oo ku aadan habka Maareynta Mooshinka Madaxwey­naha laga keenay, kaa­soo xi­isado siyaasadeed oo aad u daran

– See more at: http://​hi­iraan.com/​news/​2015/​Sept/​warar­ka_­maan­ta5-92909.htm#sthash.aZd6RgMD.dpuf