GLOBAL NEWS

Gud­doonka Baar­la­maanka FS oo Go’aan ka soo Saaray Mooshi­adaxwey­naha –


Gud­doonka Baar­la­maanka Soomaaliya ayaa Maanta ka­soo saaray Go’aan Mooshinkii laga keenay Madaxwey­naha So­ma­lia, iya­goo ku Shee­gay War­bixin ay soo saa­reen in dhi­na­cyada Mooshinka uu khuseeyo ay ogo­laadeen in si wada-hadal ah lagu dhameeyo.

Sidoo kale, War­bix­inta Gud­doonka ayaa lagu xusay in laga bil­laabo maanta la­soo af­jaray jir­taanka mooshinka loo gud­biyay baar­la­maanka 12-kii Au­gust, 2015-ka; loona gud­biyay Marx­alad Wada­hadal ah.