AF-SOOMAALI

Gal­mudug oo gaadiid da­gaal ku wa­ree­jisay Ilaal­ada Axmed Madoobe


Gal­mudug waxaa gaaray qaar kamid ah ci­idamada ilaal­ada gaarka ah ee Madaxwey­naha Jub­ba­land Axmed Madoobe oo la fi­layo in isna go­ord­haw gaaro ma­g­a­al­ada Dhu­u­so­ma­reeb.

Ci­idamada ilaal­ada u ah Madaxwey­naha Jub­ba­land oo ku hubeesnaa hubka fudud ayaa markii ay gaa­reen ga­roonka diyaaradaha ma­g­a­al­ada Dhu­u­so­ma­reeb waxaa lagu wa­ree­jiyay gaadiid da­gaal ay is­tic­maalayaan inta ay joogaan Dhu­u­so­ma­reeb.

Gaadi­idka da­gaalka ee lagu wa­ree­jiyay ci­idamada ilaal­ada u ah Sheekh Axmed Madoobe ayaa waxa ahorey u is­tic­maali ji­ray ci­idanka dowlada fed­er­aalka Soomaaliya oo ku sug­naa ma­g­a­al­ada Dhu­u­so­ma­reeb.

Ma­g­a­al­ada Dhu­u­so­ma­reeb waxaa ku sugan ci­idamo badan oo ilaalo u no­qon­aya madaxda maa­mu­lada Jub­ba­land iyo Punt­land, kuwaa oo ku kalsoon­aan waayay ci­idamada dowlada fed­er­aalka iyo kuwa Gal­mudug.

W/​Q Has­san Ab­dulle Noolow