GLOBAL NEWS

Du­u­faan iyo roobab mahi­gan ah khasaa­rooyin ka geestay jasi­iradaha MDOWA , JOWAAYE , CHULA iyo de­gan­nada KUD­HAAY ,IS­TAM­BULI


Waxa tod­dobaad­kaan iyo kan la so dhaafay ku dhuf­teen jasi­iradaha : Mdowa , Chula , Jowaay iyo de­gaan­nada la xiri­ira e Kud­haay , iyo Is­tam­buli ku dhuf­teen dabaylo du­u­faan ah iyo roobab mahi­igaan ah. Kuwaas o sababay khasaa­rooyin naf iyo maal intaba

Sidaas dar­teed wax­aan u baaqeyna dawlad gob­oledka JUBA­LAND , dawladda fe­draalka iyo hay’adaha caalamiga o ka hawl­galo So­ma­lia shacbiga ku nool de­gan­nada an kor ku so xu­san.