GLOBAL NEWS

Chovaaye (Twayi)


Wa jasi­irad weyn wax­ayna leeda­hay hal tu­ulo o ka kooban shan xafadood o la kala yraahdo : Iburini , Michikachi , Fi­radoni ,Omo , Kisiyu.

Wax­aay caan ku tahay cee­lasheeda biyaha o laga qodo bu­ra­leyda cidda e xagga kon­fur barigeeda . Dadka jasi­iradaan deg­gan waxay caan ku yi­hiin bad­maaxn­i­mada , kallumeysiga iyo doomod­hiska . Chovaaye wa jasi­iradda keli ah o laga hirgeliyay “El­e­men­tary school” san­nadka 1955 wax­aana dugsiga ku tabar­ru­cay dhis­mahi­isa Yusuf So­mob­wana o isla markaasna macllin ka aha. Nasi­ibx­umo taageero la’aanta dawladihi ka dhisna wad­danka ha ahaato middi gumeysiga , kuwi wadaniga 1956-1990 waxay sabab­tay inu dugsiga bur­buro.

Shakhsiyaadka caanka e jasi­iradda waxa ka mid ahaay­een Sheykh Qaasim Baadi , nabad­don Mze Yusuf Mbaraali , nakhoda Mze Bakaari , Moal­limu Ci­isa Cus­maan , iyo kuwa kale.