Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan oo eedeyn kulul u jeediyay Dowladda Federaalka Published 10y ago - Dr Munye Shir jaraa’id oo maanta ay ku qabteen odayaasha-dhaqanka ee gobolka Hiiraan madasha uu ka socdo shirweynaha dib-u-hishiisiinta magaalada Beledweyne waxaa ay ku eedeeyeen dowladda federaalka Soomaaliya in ay waqtigan ka shaaqeyneyso sidda ay hadalka u dhigeen c... More »
AMISOM oo soo dhaweysay go’aanadii laga soo saaray Madashii Doorashada 2016 Published 10y ago - Dr Munye Hawlgalka Midowga Afrika ee Somalia [AMISOM] ayaa soo dhaweysay go’aannadii Mas’uuliyiinta Soomaalidu ee ku aaddan hannaanka doorashada sannadkan daba-yaaqadiisa ka dhici doonta Somalia. Kulan muddo Saddex Maalmood ah uga socday Magaalada Muqdisho ayay mas’uul... More »
Shirkii dib-u-hishiisiinta ee Gobolka Hiiraan oo si Rasmi ah uga Furmay Beledweyne Published 10y ago - Dr Munye Maanta oo ay Taariikhdu tahay 03-da Abriil ee 2016-ka, waxaa si rasmi ah uga furmay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Shir-weyne dib-u-hishiisiin oo ay ka qeyb-galayaan dhammaan beelaha dega gobolka Hiiraan. Shir-weynahan oo ay goob-jooog ka ahaa... More »
FAAHFAAHIN: Khasaarihii ka dhashay Qaraxii ka dhacay Gaalkacyo iyo Al-shabaab oo sheegatay Published 10y ago - Dr Munye Weerarkii Is-miidaaminta ahaa ee saakay Waqooyiga Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ka dhacay, ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 10-qof, inkastoo Duqa Gaalkacyo ee Puntland uu u sheegay Warbaahinta in Weerarkaas Qarax lagu dilay siddeed qof, iyadoo mas’uuliyad... More »
TARSAN: Maamul Dhisidda Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Waddo Qaldan ayaa loo Maray Published 10y ago - Dr Munye Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ahaana duqii hore ee Muqdisho oo ka hadlay khilaafaadka ka taagan dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe isagoo ku dhaliilay DF inay doonayso inay jajuubto rabitaanka iyo t... More »
Qaar ka mid ah Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan oo Ogolaaday shirka Jowhar iyo kuwo diiday Published 10y ago - Dr Munye Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa saakay Magaalada Beledweyne kulan kula yeeshay – Shan duub-dhaqameed, kuwaasoo ay kawada hadleen shirka dhismaha maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. Laakiin, duubabka dhaqanka kulanka la yeeshay madaxwey... More »
Kulan la isku Fahmi waayay oo dhex-maray Duubabka dhaqanka iyo Madaxweynaha Published 10y ago - Dr Munye Waxaa mar kale guul-darro kusoo dhamaaday kulan ay ku yeesheen Magaalada Beledweyne Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan. Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo HOL la hadlayay ayaa sheegay in madaxweynaha Somalia ay kawada h... More »
Daawo Sawirada” Kulankii u dhaxeeyay R/Wasaaraha Somalia iyo Odayaasha Xawaadle oo fashil kusoo dhamaaday Published 10y ago - Dr Munye Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kulan maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dhax maray Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo Odayaasha Dhaqanka Beesha Xawaadle. Kulanka ayaa ahaa mid xasaasi ah oo looga ar... More »
Shacab ay Dhaawacyo kasoo Gaareen Madaafiic ku dhacay xaafado ka tirsan Degmada Kismaayo Published 10y ago - Dr Munye Illaa Afar qof oo rayid ah oo laba ka mid ah ay carruur yihiin ayay dhaawacyo kasoo gaareen maadaafiic ay xaafado ku yaalla galbeedka degmada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose Al-shabaab xalay kusoo tuureen. Madaafiicdan ayaa ku dhacay Guryo ay deggenaayeen Da... More »
Dagaal Al-shabaab iyo Ciidamada Dowladda ku Dhex-maray G. Shabeelada Dhexe Published 10y ago - Dr Munye Ugu yaraan laba Qof ayaa ku dhintay, Siddeed kalena way ku dhaawacmeen Dagaal maanta ku Dhex-maray ciidamada Somalia iyo AMISOM oo dhinac ah iyo Xoogagga Al-shabaab deegaanka Miir-Taqwo ka Tirsan Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Dagaalka ayaa qar... More »
Maareeyayaal Cusub oo Maanta loo Magacaabay Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Kismaayo Published 10y ago - Dr Munye Wareegtadan oo kasoo baxday wasaaradda warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta Jubaland ayaa xilalkii looga qaaday maareeyeyaashii hore ee dekedda iyo garoonka diyaaradaha Kismaayo, ayadoo loo magacaabay Mareeyeyaal cusub. Wareegtadan ayaa waxaa ku saxiixan was... More »
Mareykanka oo Sheegay in Duqeyn ay ka fuliyeen Somalia ay ku Dileen 150 ka tirsanaa Al-shabaab Published 10y ago - Dr Munye Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon ayaa sheegtay in ugu yaraan 150-dagaalyahan oo Al-shabaab ka tirsan ay ku dileen duqeyn ay diyaaradahoodu ka fuliyeen Gudaha Soomaaliya. Afhayeen u hadlay Pentagon-ka, Cap. Jeff Davis ayaa sheegay in Weerarka la... More »