Kulankii Baarlamanka Soomaaliya ee ay maanta uga doodi lahaayeen Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka, ayaa waxaa ku yimid dib u dhac, waxaana Guddoomiyaha Baarlamanka Federaalka uu Xildhibaanada ka dalbaday inay fursad siiyaan shirar u socda Mas’uuliyiinta Madash... More »
Wasiirka arrimaha dibadda Dalka Kuwati, isla markaana ah ku simaha Ra’iisul Wasaaraha, Sheikh Sabah Al-Khaled – ayaa mar kale ku celiyay inay ka go’an tahay inay Somalia ka caawinayaan la-dagaalanka kooxaha Argagaxisada ah. Sh. Sabah Al-Khaled, ayaa Hadalkan k... More »
Dagaal Culus oo u dhaxeeya labo malleeshiyo beeleed islamarkaana leysku Adeegsanayo hub kala duwan ayaa goor dhaw ka Qarxay Xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Ilo wareedyo kala duwan oo aan la hadalnay, ayaa sheegay in Dagaalkan uu qarxay kaddib mar... More »
Ayadoo maanta ay ku beegantahay maalinta dhalinyarada islamarkaana ku asteeysan maalintii la aasaasay ururkii gobonima doonka dhalinta Soomaaliya ee usoo halgamay xoriyadda dalka ayaa waxaa maanta munaasibad lagu xusayo lagu qabtay magaalada Kismaayo. Munaasib... More »
Xisbiga Siyaasadeed ee GURMAD, ayaa xalay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ku daah-furay ololaha ka Qayb-galka Doorashada lagu wado inay Soomaaliya ka dhacdo Daba-yaaqada Sannadkaan lagu jiro ee 2016-ka. Dr. C/naasir Maxamed oo ka mid ah Xubnihii Aas... More »
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay ku dhawaaqday Dowladda Kenya ee ay ku xirayso xeryaha Qoxootiga Dhadhaab iyo Kakuma uu sii krodhin karo amni-darrada iyo falalka Argagaxisada, Iyadoo Kenya ay sheegtay inay xeryahaas oo ay ku jiraan Soomaali ... More »
Ciidamada Millateriga Somalia, ayaa xalay howlgal Qor-sheysan ka fuliyay deegaan ku yaalla dulleedka deegaanka Galcad ee Gobolka Galgduuud, iyadoo mas’uuliyiinta deegaankaas u hadlay ay sheegeen inay ku dileen weerarkaas 15-qof oo ka mid ah xoogagga Al-shabaab... More »