Wasaaradda Haweenka Somalia, ayaa intii lagu guda jiray bilihii hore ee Sannadkan waxa ay Golaha Wasiiradda hore geeyeen Qoraalka Siyaasadda Qaran ee Jinsiga kaasoo ka halayo Waxyaabo badan oo illaalinayo Gender-ka – Jingsiga oo ah qoyska, ee ka kooban Hooyadd... More »
Khadka cusub ee tareenka isku xira Itoobiya iyo Jabuuti ayaa dhawaan waxaa lagu wadaa in si buuxda loo hawl gasho. Sanadka soo socda ee 2017 oo muddo bilo ah un ay haatan naga xigto ayaa waxaa lagu wadaa in khadkaa xaddiidka ah ee korontada ku shaqeeya uu bila... More »
Munaasabad lagu Xusayay 56-guuradii kasoo Wareegatay markii gobollada Koofgureed ee Somalia ay Xorriyadda ka qaateen gumeysigii Talyaaniga, isla markaana ay Soomaaliya Midowday, ayaa Xalay lagu Qabtay Muqdisho, iyadoo ay ka Qayb-galeen Mas’uuliyiin kala duwan ... More »
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka Qayb-galay Tukashada Salaadda Jannaasada ee Burci Maxamed Xamza oo dhawaan ku shahiiday Weerarkii ay Al-shabaab ku qaaday Hoteelka Naasa Hablood. Waxaa kale tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum... More »
Deeqdan oo ka koobnayd, bur, Bariis iyo Saliid ayaa la gudoonsiiyay qoysaska danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo, ayadoo ay ka timid dowladda Cumaan. Boqollaal qoys oo dadka reer Kismaayo ah ayaa ka faa’ideystan deeqda ka timid dowladda Cumaan, ayadoo ay... More »
The State Minister of the Prime Minister’s Office for Environment, Buri Mohamed Hamza, is confirmed to have been among the victims of the violent terrorist attack on Nasa Hablod hotel by AlShabaab yesterday. Minister Buri Hamza was a Member of the Federal Parl... More »
Wasiiru-dawlihii dawlada federaalka ah ee Soomaaliya, Burci Maxamed Xamza kana tirsanaan jiray xafiiska arimaha deegaanka ee raisul wasaaraha Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu ka mid ahaa dad gaarayaa ugu yaraan 15 qof oo lagu dilay weerarkii shalay lagu qaa... More »
Xilligii Afurka ee shalay kaddib ayaa inta badan Muqdisho waxaa laga maqlay Qaraxyo iyo Rasaas, kuwaasoo illaa hadda aan la ogeyn khasaaraha nafeed ee ka dhashay. Qaraxyadaas kaddib, ayay hay’adaha amniga Gobolka Banaadir waxaa ay ka sameeyeen Magaalada Muqdis... More »
The militants are reported to have struck Damasa Town and destroyed a communication mast and a water pump. Kenyan security officials are on high alert after reports on Friday that suspected Al-Shabaab militants had struck Damas in Mandera County. The militants... More »