Category

AF-SOOMAALI

Home » AF-SOOMAALI

Cab­di­rax­maan Cab­dishakuur ” Xild­hibaan­nadii car­qaladeeyay hadal jeed­in­tii madaxwey­naha fu­ri­taankii kalfad­higii Baar­la­manka, ma aheyn wax kha­lad ah”

 - 

Hog­gaamiyaha xis­biga Wada­jir Cab­di­rax­maan Cab­dishakuur Warsame ayaa ka had­lay ar­rin­tii dhowaan ka dhac­day fu­ri­taankii kalfad­higii 7-aad ee Baar­la­manka Jamhu­uriyadda Soomaaliya,  taas oo aheyd xilid­hibaan­nadii car­qaladeeyay hadal jeed­in­tii Madaxwey­naha Soomaali... More »

Aadan Barre Ducaale oo ka bad­baa­day in xilka laga qaado

 - 

Hog­gaamiyaha aqlabiyadda Baar­la­maanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa waxa uu maanta ka bad­baa­day qor­she la doon­ayay in xilka looga qaado, kadib is­be­dal lagu samey­nayay mas’u­uliyi­inta ja­gooyinka kala duwan  ka haya xis­bul xaakimka Ju­bilee. Ar­rin­taan ayaa waxay ... More »


Bo­qo­laal qoys oo ka baraka­cay fa­ta­haada Beled­weyne

 - 

Wabiga Shabeelle ayaa saa­cadi­hii la­soo dhaafay fa­ta­haad xoog­gan ka geystay ma­g­a­al­ada Beled­weyne, wax­aana dham­maan xer­may ji­dadka isku xira xaafadaha kala duwan taas oo dhibaato adag ku haaysa bul­shada . Dadka ayaa ka baxay gurya­hooda waxa ayna  dageen Ceel-jaa... More »