Writer

Dr Munye

Madaxweyni­hii 41aad ee Mareykanka oo geeriy­oo­day

 - 

Madaxweyni­hii 41 aad ee dalka Mareykanka George HW Bush ayaa ku geeriy­ooda da’da 94 sano. Busha ayaa geeriy­oo­day saa­cadu markey aheyd 22:10 waqtiga Mareykanka Jim­ci­hii oo ku bee­gan (04:10 GMT Sab­tidii Maanta) sida ay sheegeen xubno ka tir­san Qoyski­isa. Waxaa u... More »


Il­haan Cumar oo ka mid no­qo­tay Con­gress-ka Mareykanka

 - 

Il­haan Omar ayaa no­qoneysa qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo Qax­oo­tin­imo ku taga dalka­asi Mareykanka oo ka mid no­qota Aqalka Con­gress-ka, waxaa ay gu­ushaasi ka gaar­tay doorashad­dii dhexe ee Mareykanka ee sha­lay dhac­day. Waxaa ay badashay Il­haan Cumar Keith... More »


Dowlad-gob­olleedyada oo ku dhawaaqay xisbi siyaasadeed cusub

 - 

Hog­gaamiyayaasha maa­mul-gob­olleedyada ayaa dhisay xisbi siyaasadeed cusub kaas oo la ma­gac baxay Horu-socod Qaran. Xis­biga Horu-socod Qaran waxaa si kumeel-gaar ah u hog­gaamin doona madaxwey­naha Punt­land, Cab­di­weli Max­amed Cali Gaas,sida ku cad war-mur­tiy­eed l... More »