Month

June 2020

All posts published in June 2020

Kenya oo ku guuleysatay kursiga Golaha Amniga ee UN

 - 

Kenya ayaa ku guuleysatay kursiga Golaha Amniga ee UN kadib markii ay ku garaacday Jabuuti wareega labaad ee codeynta oo dhacday Khamiistii maanta. Tartankii u dhexeeyey Kenya iyo Jabuuti ayaa u gudbay wareegii labaad ee codeynta maanta, kadib markii wajiga ko... More »

Aadan Barre Ducaale oo ka badbaaday in xilka laga qaado

 - 

Hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa waxa uu maanta ka badbaaday qorshe la doonayay in xilka looga qaado, kadib isbedal lagu sameynayay mas’uuliyiinta jagooyinka kala duwan  ka haya xisbul xaakimka Jubilee. Arrintaan ayaa waxay ... More »