- Dr Munye
Askari katirsan ciidanka Booliska gaar ahaan saldhiga degmada Boondheere ayaa caawa fiidkii laba qof ku dilay degmada, waxaana kadib biloowday banaanbax aay dhigeen dad ka careeysnaa dilka. Banaanbaxayaasha ayaa xiray qaar kamid ah isgoosyada ugu muhiimsan ma... More »