Published 6y ago - Dr Munye
Dadka reer Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlaya go’aankii madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka qaatay kulankii maanta la filayay in ay yeesheen xildhibaannada Golaha Shacabka oo ahaa mid xasaasi ah oo dadka siweyn isha ug... More »
Published 6y ago - Dr Munye
Ma’aha wax ku cusub dhagaha shacabka Soomaaliyeed in ay maqlaan khilaaf soo kala dhaxgalay xildhibaannada Golaha Shacabka, laakiin arinta ku cusub khilaafka ayaa ah in markan guddoonkii Golaha Shacabka isku dhaganyahay islamarkaana dhinac walba uu hogaaminayo ... More »
Published 6y ago - Dr Munye
Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudey oo xalay War saxaafadeed soo saaray ayaa waxaa uu kaga hadlay xaalada Golaha Shacabka iyo qorshaha Baarlamaanka u degsan kulamada ugu soo horeeya. Guddoomiye ku-xigeenka ayaa sheegay ... More »
Published 6y ago - Dr Munye
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo xalay waqti danbe shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegay in ra’iisal wasaaraha xukuumadda SoomaaliyaXassan Cali Kheyre yahay shaqsi shaqo yaqaan ah laakiin waayadii u... More »
Published 6y ago - Dr Munye
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya kulan kula qaatay Wasiirro iyo Xildhibaanno ka kala tirsan labada Gole ee dowladda, isaga oo ka kala hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka, g... More »
Published 6y ago - Dr Munye
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya khasaaraha Qaraxii cuslaa ee maanta ka dhacay hotelka Weheliye e magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in tirada dhimashadu gaartay 17 ruux. Afhayeenka Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan ayaa sheegay in... More »
Published 6y ago - Dr Munye
Ku dhawaad ilaa 100 Askari oo ka tirsan Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ayaa lagu wareejiyay Sugida Amaanka dhismaha Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya. Xarunta Baarlamaanka oo 24kii saac ee ugu dambeeysay ku jirtay xaalad adag oo dhinaca Amaanka ah ayaa ha... More »
Published 6y ago - Dr Munye
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay heshiiskii saddex geesoodka ahaa dekedda Berbera, kaa oo muran iyo khilaaf cusub ka dhax abuuray dowladda iyo shirkadda laga leeyahay dalka Iskutaga... More »
Published 6y ago - Dr Munye
Wararka naga soo gaaraya degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Wasiiru-dowlihii Amniga Koofur Galbeed lagu dilay qarax miino, xilli kolonyo uu la socday ay ka soo ambabaxeen Garoonka Balli-doogle, halkaasoo uu maanta booqday Madaxwey... More »
Published 6y ago - Dr Munye
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shir jaraa’id oo uu goor dhow qabtay waxaa uu ka hadlay heshiiskii Dekeda Berbera ee ay saamiga ku kala saxiixdeen Shirkadda DP World, Somaliland iyo dowladda Itoobiya, iyadoo heshiiskan la saxiixay xilli r... More »
Published 6y ago - Dr Munye
Kulankaan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland ayaa ahaa mid looga wada tashanaye qabyo qoraalka xeerka barakacayasha Jubbaland, waxaana ka qaybgalay culumaa’udiin, Aqoonayahanno, Salaadiin, ururrada bulshada rayidka ah, maamulka gobolk... More »
Published 6y ago - Dr Munye
Kaddib kulan gollaha Wasiirradda xukuumadda Soomaaliya ku yeesheen maanta magaalada Muqdisho ayaa looga dhawaaqay taliyayaasha ciidamada Nabad-sugida,Booliiska iyo Asluubta Soomaaliyeed. Taliyaha Booliska ayaa loo magacaabay Bashiir Cabdi Maxamed, halka Taliya... More »