Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabaab ay weerar is qarxin iyo mid toos ah ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowlada Soomaaliya ku lahaayeen deegaanka Bariire. Weerarkan oo dhacay waaberigii hore ee saakay... More »
Wasaarada arrimaha gudaha ee xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa caawa soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan xaalada siyaasadeed ee ka taagan Galmudug. Qoraalka ayaa ku baaqay in la ixtiraamo go’aankii maanta uu gaaray baarlamanka Galnudug ee xilka looga qaa... More »
Dugsiga maanta xariga laga jaray ayaa waxaa dhistay Hay’ada dowladda Turkiga u qaabilsan gargaarka iyo hormarinta ee Tika waxaana loo dhisay in lagu soo saaro Aqoonyahano Soomaaliyeed oo ka shaqeeya hay’ada Saadaasha iyo Duulista Hawada Soomaaliya. Munaasabad ... More »
Dugsiga maanta xariga laga jaray ayaa waxaa dhistay Hay’ada dowladda Turkiga u qaabilsan gargaarka iyo hormarinta ee Tika waxaana loo dhisay in lagu soo saaro Aqoonyahano Soomaaliyeed oo ka shaqeeya hay’ada Saadaasha iyo Duulista Hawada Soomaaliya. Munaasabad ... More »
Kulan magaalada Cadaado ay ku yeesheen mudanayaasha baarlamaanka Galmudug ayeey kaga dhawaaqeen goor dhaw oo caawa ah in ay kalsoonida kala noqdeen madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Xildhibaannada oo kulan ku yeeshay mid ka mid ah Hoteellada Cadaado ayaa ... More »
Wafdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Jubaland ee ku sugnaa gobolka Gedo ayaa booqday xerada lagu tababaro ciidamada Daraawiishta Jubaland ee degmada Doolow, halkaa oo ay tababarro uga socdeen ciidamada ka tirsan Jubaland. Madaxweynaha ayaa booqashada waxaa ku... More »
Waxaa daqiiqado ka hor la soo gabagabeeyay doorashadii madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle iyadoo doorashada madaxweynaha uu ku guuleystay Maxamed Cabdi Waare. Maxamed Cabdi Waare ayaa ku guuleystay 74 cod, halka musharixiin la tartamayay Daahir Cabd... More »
Waxaa maanta Hotelka Ramaada ee magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad aad u balaaran oo lagu taageerayay kala diristii Wasaarada Ganacsiga ku kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya . Munaasabada lagu taageerayay kala dirista Rugta ganacsiga ... More »