Xukuumadda Somaliland ayaa maanta mamnuucay Baasaboorka Somalia ee sida qarsoodiga ah loogu samayn jiray Somaliland in aan madaaradda lagaga dhoofi Karin, isla markaana aan lagu soo gali Karin. Taliyaha laanta socdaalka Somaliland, Jeneraal Maxamed Cismaan Caa... More »
Guddiga Heer Federaal ee Hir-gelinta Doorashooyinka Dalka [FIEIT], ayaa Shir jaraa’id oo ay Muqdisho ku Qabteen ka sheegay inay ku shaqeyn doonaan si ay cadaaladi ku jirto. Cumar Maxamed Cabdulle (Dhagey) oo ah guddoomiyaha guddigan, ayaa sheegay in doorashooy... More »
Iyadoo maalmahaan ay soo baxayeen in laga yaabo in doorashada dalka ay dib u dhacdo, ayaa waxaa haddana la filayaa in Magaalada Muqdisho ay kulamo ku yeeshaan Mas’uuliyiinta Soomaalida, kaasoo looga hadli doono Doorashooyinka iyo Xilliga ay dhacayaan. Inkastoo... More »
Ugu yaraan 15 ruux oo ay ku jiraan Kooxihii weerarkan ka dambeeyay ayaa ku geeriyooday Weerarro is-miidaamin iyo toos ah oo xoogag ka tirsan Al-shabaab ay maanta ku qaadeen xarunta CID-da ee Muqdisho, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 20-qof. Dadka Geeriyoo... More »