Qarax Culus oo Is-miidaamin ah, si weyna looga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa Goor-dhaw ka dhacay albaabka dambe ee Hoteelka Ambassador ee Muqdisho oo ku yaalla Waddada Maka Al-Makarama, Waxana la maqlayay qaraxa kaddib rasaas culus oo la... More »
Wasiirka Amniga Jubbaland, C/rashiid Xasan Cabdi Nuur ayaa shaaciyay in howlgallo ay Ciidamadooda oo kaashanaya kuwa Dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen deegaanka Buulogaduud ay ku dileen, Sheekh Maxamed Maxamuud Dul-yadeyn oo ka tirsanaa Hoggaamiyeyaasha Al-s... More »