GLOBAL NEWS

Saddex Ruux oo Ajnabi ah oo ku Dhintay Qaraxii Xalay ka Dhacay Afaafka Madaxtooyada Somalia


Ugu dambeyn, Illaa hadda oga in Maydadka Ajnabiga u dhashay Poland in Dalkooda lagu celin doono si loogu aaso iyo in kale, iyagoo noqonaya dadkii u horreeyay oo Polish ah oo ku dhinta Qaraxyada ka dhacayay Caasimadda Somalia ee Sannadihii u dambeeyay.

Si kastaba ha ahaatee, Amniga Madaxtooyada Somalia iyo Hareeraheeda ayaa si aad ah loo adkeeyay Maanta, iyadoo lagu Arkayo Waddada Gasha Madaxtooyada Somalia Ciidammo fara badan oo baaris ku sameynaya gaadiidka maraya waddadaas.