GLOBAL NEWS

Madaxweyne Md. Aadan Madobe o magacaabay golahiisa wasiradda iyo w/kuxuxigennada JUBALAND


Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada oo ka kooban 17 Wasiir & Wasiiro xigeenadooda iyadoo Wareegtadii lagu Magacaabayay uu Warbaahinta u Akhriyay Afhayeenka Jubaland C/naasir Seeraar Maax.

Madaxweynaha Jubbaland, ayaa sheegay in xubnahan uu Magacaabay uu ku xushay aqoon iyo karti ay u leeyihiin Xilalka uu u Magacaabay.

AKHRISO Wareegtadii Magacaabista Wasiirada iyo Wasiir Xigeenada;

Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya – See more at: http://www.hiiraan.com/news/2016/May/wararka_maanta18-96048.htm#sthash.TuQt3CZ7.dpuf