GLOBAL NEWS

Duufaan iyo roobab mahigan ah khasaarooyin ka geestay jasiiradaha MDOWA , JOWAAYE , CHULA iyo degannada KUDHAAY ,ISTAMBULI


Waxa toddobaadkaan iyo kan la so dhaafay ku dhufteen jasiiradaha : Mdowa , Chula , Jowaay iyo degaannada la xiriira e Kudhaay , iyo Istambuli ku dhufteen dabaylo duufaan ah iyo roobab mahiigaan ah. Kuwaas o sababay khasaarooyin naf iyo maal intaba

Sidaas darteed waxaan u baaqeyna dawlad goboledka JUBALAND , dawladda fedraalka iyo hay’adaha caalamiga o ka hawlgalo Somalia shacbiga ku nool degannada an kor ku so xusan.